Xildhibaan Jacfar oo ku baaqay in la iska celiyo dadka boobaya dhul kuyaalla Dayniile (Sawirro)

Xildhibaano katirsan golaha shacabka ee baarlmaanka federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa kasoo jeeda beesha Murusade ayaa ku baxay cabasho kasoo yeertay waxgarad u dhashay beeshaasi oo sheegay in dhul ay leeyihiin la boobayo. Waxgaradka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhul ay asal ahaan leeyihiin ayna qaarkood horey uga qaadatay dowladdii dhaxe ee dalka … Continue reading Xildhibaan Jacfar oo ku baaqay in la iska celiyo dadka boobaya dhul kuyaalla Dayniile (Sawirro)